Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
WARARKA MAANTA
Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii Wasaaradaha Maaliyadda oo is beddel lagu soo bandhigay
Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Wasaaradaha Maaliyadda ee Dowlad-gobolleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo labo maalin uu shir uga socday Muqdisho ayaa la soo gabagabeeyay, iyadoo laga soo saaray…
MADAXWEYNAHA FARMAAJO OO DHALLINYARADA SOOMAALIYEED U DIRAY FARRIIN KU AADDAN MAALINTA CAALAMIGA AH EE DHALLINYARADA
Muqdisho, Ogosto 12; 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhallinyarada Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan maalinta Caalamiga ah ee dhallinyarada ayaa bogaadiyey doorka wanaagsan ee…
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ee Jabuuti kulan kula qaatay Madaxweynaha dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle. Waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka Iskaashi ee Puntland iyo Jabuuti,…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…










