Imaaraadka Carabta iyo Israel ayaa maanta gaaray heshiis nabadeed oo taariikhi ah, oo uu fududeeyey madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kaasi oo labada dal ay ku yeelanayaan xiriir diblomaasiyadeed oo rasmi…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Qoor Qoor oo ku laabtay Dhuusomareeb Shaacana ka qaaday Xiliga Shirka Furmayo (Sawirro)
written by HAJI
Madaxweynaha dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug kadib socdaal hawleed qaatay 2 isbuuc uga maqnaa deegaanada Galmudug.Wefdiga Madaxweynaha waxa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo…
Wasiirka Gaashaandhigga Itoobiya, Lemma Megerssa, oo mar ay xulufo dhow ahaayeen ra’iisul wasaare Abiy Ahmed ayaa la geliyey xabsi guri, sida ay werinayaan warbaahinta dalkaas. Wargeyska Addis Standard iyo sidoo kale, Ethiopia Insider ayaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…










