Roobab ka da’aya Buuralayda Itoobiya, ayaa sababay in uu soo buuxsamo Wabiga shabeelle, taa oo sare u qaadday cabsida laga qabo in uu Webiga sameeyo fatahaado. Degmooyinka Beledweyn iyo Jowhar…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa inuu berito hortago golaha shacabka. Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa berito isugu imaan doona xaruntooda kumeel gaarka ah ee Villa Hargeysa iyadoo ajanedaha uu…
Daawo Sawirada: Qaabkii Danab ula wareegeen Kuntuwaarey iyo Saraakiil la dilay (Magacyada)
written by HAJI
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa Shalay howlgal qorsheesan kula wareegay degmada Kuntuwaarey ee gobolka Shabeelaha Hoose , waxaana degmadaan horey u maamuli jiray dagaalyahanada Al Shabaab. Dagaal kooban oo…
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in Sabtida maanta ah uu hortago xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Ajendaha kulanka maanta ee xildhibaanada golaha shacabka ayaa ku kooban warbixin…









