Barnaamijka Arimaha Caalamka waxaa idin soo jeedinaaya Maxamed Cabdulle Maleela iyo Shukri Ismaaciil Axmed.
WARARKA MAANTA
Daawo Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyay Golaha Shacabka iyo Nuxurka Khudbadiisa
Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo goordhaw khudbad kooban u jeediyay Xildhibaanada golaha shacabka ayaa ka hadlay arimo dhoor ah ay ugu muhiimsaneyd shirka ka dhacaya Dhuusomareeb. Madaxweyne…
Madaxweynaha dalka Turkiga Rajap Tayip Erdigan ayaa sheegay in xukuumadiisu ay joojinayso xiriirka diblomaasiyadeed ee ay la leedahay dalka Isku taga Imaaraadka Carabta oo xiriir saaxiibtimo la sameystay maamulka Yahuuda…
Dhuusamareeb, Ogosto 15, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xoogga saaraya sidii looga mira-dhallin lahaa Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa soo gaaray…
Madaxweyne Farmaajo oo barlamaanka u ballanqaaday inuu kusoo celindoono heshiis kasta uu la galo dowlad goboleedyada
Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khudbad ka hor jeedinayay barlamaanka Soomaaliya ayaa ka dhawaajiyay heshiis kasta oo uu lasoo galo maamul goboleedyada inuu kusoo celindoono barlamaanka…








