Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay la wareegtay 4 markab oo sida Shidaal laga leeyahay Iiran islamarkana ku sii jeeday dalka Venezuela. Waaa shixnaddii ugu ballaarnayd oo shidaal ah oo…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiir-udowlihii madaxtooyada Puntland Maxamed Xasan Ciise ayaa goor dhowayd ku geeriyooday magaalada Garowe. Geeridiisa waxaa loo sababeeyay markii neefshada ku adkaatay . Wasiirka caafimaadka Puntland, Dr, Jaamac Faarax Xasan oo…










