Wararka aan ka heleyno tuulooyin ku dhaw deegaanka Baacadweyn ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas saakay uu ka bilowday dagaal u dhaxeeya dadka deegaanka iyo dagaalamayaasha Al-shabaab. Dagaalka ayaa…
Category
WARARKA MAANTA
Maamulka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), ayaa agab gargaar ah gaarsiiyay dadka ku barakacay daadadkii dhowaan ku dhuftay degmada Beladweyne ee xarunta dowlad goboleedka Hir-Shabeelle. Deeqdaan oo ka kooban…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ugu hambalyeeyay Soomaalida Mareykanka guulaha ay ka gaareen doorashooyinka hordhaca ah, waxaana uu hambalyo u diray Ilhaan Omar, Omar Fatah iyo Jamaal Osmaan. Ilhaan…









