Ciidamada oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay geysay Gobolka Gedo oo ah Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee haramcad ayaa waxaa ay howlgallo ka wadaan Xaafadaha iyo wadooyinka…
Category
WARARKA MAANTA
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay in laga qayb qaato bedqabka shaqaalaha gargaarka ee ku howlan badbaadinta dadka Soomaaliyeed ee tabaaleysan. War-saxaafadeed kasoo baxay Dowladda Somali iyo…
Gaari Waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo kusoo jeeday Muqdisho oo la qabtay (Sawirro)
written by HAJI
Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa howlgal qorsheesan ay ka fuliyeen deegaanka Gendershe oo hoostaga magaalada Marka ku qabtay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay. Gaarigan ciidamada qabteen oo nuuciisu…
Dhageyso: Saameynta uu ku yeeshey Coronavirus Ardada wax ka barata Iskoolada Magaalada Baydhabo
written by Warsan Radio
Dooda Barnamijka maanata waxaan ku saabsanaa saameenta uu ku yeeshey waxbarashada Iskuuladka Magalada Baydhabo iyo furitaanka iskuuladka waxbrashada dooda waxaa ka geyb galey ardada kala ah:- hodan maxamed c/raxmaan,ahmed xussen…









