Dooda Barnamijka maanata waxaan ku saabsanaa saameenta uu ku yeeshey waxbarashada Iskuuladka Magalada Baydhabo iyo furitaanka iskuuladka waxbrashada dooda waxaa ka geyb galey ardada kala ah:-
hodan maxamed c/raxmaan,ahmed xussen muktaar,amal nuridiin xassan iyo ismaciil maxamed nuuur. Barnaamijka waxaa soo saarey Muxidiin Xusni waxan daadihinaya Wariye Cabdirashid Axmed Ibraahim (Rashka Boy)