Wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya ayaa gaadiid fara badan oo nooca dagaalka ah kala wareegtay dowladda Ingiriiska oo ka mid ah dowladaha sida weyn u taageero Soomaaliya. Munaasabadda lagula wareegay baabuurtan…
Category
WARARKA MAANTA
Dowladda Somalia oo daah-furtay dood cilmiyeed ku saabsan horumarinta dalxiiska Dalka (Sawirro)
written by HAJI
Sii hayaha xilka Wasiirka Wasaaradda wafaafinta XFS Mudane; Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa Maanta daah-furay dood cilmiyeed ku saabsan horumarinta Dalxiiska Dalka. Sii hayaha xilka Wasiirka Wasaaradda warfaafinta XFS, Maxamed…
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS oo qabatay shir ku saabsan sharciyada hortabinta u leh dalka (sawirro)
written by HAJI
Shirkan wadatashiga ay soo qaban qaabisay wasaaradda Batrolka iyo Macdanta Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,kaasi oo dhexmaray wasaaradaha heer Federaal iyo heer dowlada goboleed iyo gobolka Banaadir. Ajandayaasha shirkaasi…
Ciidamada Maraykanka ee qaaradda Afrika ayaa xaqiijiyey in askari looga dhaawacay weerar ka dhacay degaanka Janaay Cabdalle ee duleedka magaalada Kismaayo Gaashaanle sare Christopher Karns oo u hadlay ciidamada milatariga…









