Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta tagay xarunta Aqalka sare ee Soomaaliya, halkaas oo uu kulan kula qaatay guddiga joogtada ah ee Aqalka sare ee Soomaliya, waxaana…
Category
WARARKA MAANTA
Ciidanka xoogga dalka oo bur buriyay gaadiid Al-Shabaab ka soo buuxiyeen walxaha Qarxa
written by HAJI
Ciidanka kumaandooska Xoogga dalka ee Danab oo shalay argagixisada ka saaray deegaanka Janaay-cabdale oo qiyaastii magaalada kismaayo 60 km u jirta ayaa waxay wadaan howlgalo ay kubaacsanayaan maleeshiyaadka firxadka argagixisada…
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Xildhibaannada uu la kulmay Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa…
Hoos ka dhageyso Barnaamij gaar aha oo loga hadlaayo Muhiimada ay leedahay Waxbarashada iyo Dhibaatooyinka lagala Kulmo Jahliga. Dhageyso:-Barnaamij looga hadlaayo Waxbarashada was last modified: September 7th, 2020 by Warsan…










