Hoos ka dhageyso Barnaamijka Arimaha Caalamka iyo Waxa aduunka maanta ka cusub
Category
WARARKA MAANTA
Sii hayaha Ra’iisal wasaaraha dalka oo gudoomiyey shir sare oo looga hadlayey soo saarista shidaalka Soomaaliya
written by HAJI
Shirka waxaa ka qaybgalay sii hayaha wasiirka batroolka iyo macdanta dawladda FS Cabdirashid Maxamed Axmed, sii hayaha wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, sii hayaha wasiirka cadaaladda, mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda…
Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya ayaa maanta Xaruntooda Magaalada Muqdisho ku yeeshay kulankii 5aad ee Kalfadhiga 7aad. Ajandaha kulanka ayaa ahaa Dhageysiga Warbixinta Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka, waxaana shir…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…









