Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa caawa lagu dhex dilay gudoomiyahii deegaanka Hees, Cabdullaahi Bilig, iyadoo dilkiisa kadib uu iska hor imaad dhex maray ciidamada ammaanka iyo kooxdii dilka…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Maamulka Jubaland oo war ka soo saaray dooda ah “Doorashaaba laga garramayee Gedo maxaa keenay?”
Agaasimaha warfaafinta maamulka Jubbaland Maxamed Axmed Sebriye ayaa soo saaray qoraal uu ku sharaxayo caqabadaha ku hor gudban shirkii Muqdisho uga furmi lahaa madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland iyo Madaxweyne Farmaajo.…
Madaxweyne Deni oo la kulmay xubnaha Puntland ku metala Goleyaasha dowladda Somalia (Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan casho Sharaf ah ugu sameeyey magalada Muqdisho xubnaha Puntland ku metala Goleyaasha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa la wadaagay…
Goodax barre oo go’aan ka gaaray waxa laga yeelayo ardayda Puntland ee aan gelin Imtixaanka
Siihayaha Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa faah-faahiyay go’aanka ka wasaarad ahaan kaga aadan ardayda wax ka barata Puntland ee aan ka qeyb qaadan imtixaanka shahaadiga ah. Cabdullaahi…
Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar Madaafiic ah ku qaaday saldhigga Ciidamada Jabuuti ku leeyihiin degmada Buula-burde ee gobolka Hiiraan. Ciidanka Jabuuti ayaa dhankooda Madaafiic kale ku jawaabay, kuwaasoo ay…










