Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka dowlad goboleedka Jubbaland waxaa ka socda qaban qaabada aaska guddoomiyihii hore ee rugta ganacsiga Jubbaland marxuum Shaafi Raabi Kaahim oo shalay u geeriyooday qarax…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha maamulka Jubaland oo hay’adaha ammaanka amray baarista Qaraxii Kismaayo
Madaxweynaha dawlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Axmed madoobe ayaa kulan la qaatay sarakiisha Hay’adaha Amniga ee Jubba-land,iyadoo uu Madaxweynahu faray inay keenan baaritaannada dhacdooyinka dhinaca amniga ah oo…
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa habeenkii xalay aheyd kulan gaar ah ku yeeshay Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Hirshabeelle oo dhawaan soo gaaray Caasimadda. Kulanka oo socday saacado dhowr…
Dowladda Turkiga ayaa cambaareysay heshiiska Baxreyn iyo Isreal wada gaareen, waxaana wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda Ankara ay sheegtay in heshiiskan uu dhibaato weyn ku yahay qadiyadda Falastiin. “Waa talaabo kale…
Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb galay aaska Guddoomiyihii rugta ganacsiga Jubbaland (SAWIRRO)
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qayb galay aaska Allaha u naxariistee, guddoomiyihii rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland marxuum Shaafi Raabi Kaahin oo maanta lagu aasay…










