Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Cabdi Ibraahim
WARARKA MAANTA
Xildhibaannada Golaha Shacabka Akhrinta 2aad Marsiiyay Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka “SAWIRRO”
Kulanka mudanayaasha Golaha oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxa ay mudanayaasha Golaha Akhrinta 2-aad Marsiiyeen Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed,waxaana qodobada…
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa dib u casriyeen ku sameeyay xaashida dhaqtarka ee dhaawac Muujinta, taaso xoojinaysa danbi-oogista, danbi barista iyo cilmiga forensikada ee dhibanayaasha loo gaystay xad-gudubyada ku…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Anywhere CONTRACT/CONSULTANCY Job category: Tender/Bid/RFQ/RFP Post date:11 Sep 2020 Job expires in: 8 days Share job: Job Description Tender reference no: Baidoa/001/2020 Title: Supply of School learning materials Contracting Authority: FCA Somalia Deadline for…
Hoos ka dhageyso dood ku saabsan muhiimada waxbarashada ay leedahay iyo dhibaatooyinka lagala kulmo jahliga. Barnaamijka waxa daadihinayey Wariye Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar) waxaana marti ku ahaa Waalidiin,qaar ka mid…









