Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen gobolka Bay waxaa ay ku khaarijiyeen horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Alshabaab,kaasi oo u qaabilsanaa dhibaataynta shacabka ku dhaqan magaalooyinka…
Category
WARARKA MAANTA
Shirkii Farmaajo iyo Dowlad Goboleedyada oo Maalinta 2-aad Galay, Maxaa La Isku Hayaa?
written by HAJI
Waxaa maalintii 2-aad galaya shirkii ka socday Villa Somalia ee u dhaxeeyey dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada. Shirkan oo ay u dhan yihiin madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Madaxweyneyaasha…
NISA OO DHISTEY HOGAAN LAGU MAGACAABO HOGAANKA DABAGALKA SIYAASIYIINTA WAXAANA AMREY MD FARMAAJO.shaqooyinka uu qabto hogaankan iyo shaqsiga loo dhiibey. Sarkiisha wax ka ogaa dhismaha Hogaankan oo mgacooda qariyey ayaa…










