Barlamaanka Soomaaliya ayaa faray wasaaradda amniga in ay barlamaanka horkeenaan sababaha ka dambeeya kufsiyo fool xun oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo dareenka bulshada aad u kiciyay. Gudoomiyaha barlamaanka…
Category
WARARKA MAANTA
Maxay hey’adda culumada Soomaaliyeed ka tiri sharcigii shalay laga hor akhriyey golaha shacabka?
written by HAJI
Mas’uuliyiinta hey’adda culimada Soomaaliyeed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa taageero u muujiyey go’aankii ay guddoonka golaha shacabka ka qaateen sharcigii muranka badan dhaliyay ee Jinsiga, kaas…
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa shir ay ku yeesheen Muqdisho ka soo saartay war-saxafadeed ay uga hadlayaan xaaladda siyaasadeed ee dalka. Qoraalkan ayaa dhaliilo badan loogu soo jeediyay madaxweynaha dowladda federaalka,…
Barnaamijka Arimaha Bulshada ayaa ah Barnaamij aan ku soo Qaadano arimaha Dhalinyarada, Beeraha, Haweenka, Fanka iyo Suugaanta, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhacdooyinka, maalin kasta 09:00 am ilaa 04:00 am ayaa ka…








