Tahriibayaal ay ku jiraan muwaadiniin Soomaaliyeed oo mudo 40 cisho ah ku xayirnaa gudaha badda Mediterranean-ka ayaa ogolaaday inay ku degaan dalka Talyaaniga. Tahriibayaashaan oo bishii hore ka baxay dalka…
WARARKA MAANTA
Sii-hayaha wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa maanta hor-tegay kulanka xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Wasiir Goodax ayaa baarlamaanka ka hor akhriyey qodobada heshiis waxbarasho oo dhex maray…
Wufuuda ka socota Imaaraadka iyo Israa’iil oo gaaray Washington si ay u saxiixaan heshiiska ay dhawaan wada galeen.
Wufuudda ka kala soctay Israa’iil iyo Imaaraadka ayaa gaaray caasimada Maraykanka ee Washington, si ay u meelmariyaan heshiiski ay dhawaan wada gareen, xafladda saxiixa heshiiska ayaa dhici doonta maalinta Talaadada…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deganyahay muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyeed Generaal Odowaa Yuusuf Raage. Madaxweynaha ayaa…









