Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
WARARKA MAANTA
Waxaa magaalada Muqdisho saacadihii u dambeeyay ka socday kulamo siyaasadeed oo ay wadaan madaxda dowlad goboleedyada dalka iyo dhamaan dhinacyada siyaasadeed ee Soomaaliya. Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen…
Maalmahaanba waxaa Muqdisho ka socday kulamo siyaasadeed oo ay wadaan madaxda dowlad goboleedyada dalka, kuwaas oo dhexdooda ay isugu tegayeen ama la yeelanayeen madaxda kale xisbiyada siyaasadda dalka. Xalay Madaxweynaha…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Muqdisho kula kulmay Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Jawaari. Kulankaan ayaa looga…
AFRICOM iyo maamullada Jubbland, Puntland iyo Koonfur Galbeed oo abuuraya iskaashi ka dhan ah Al-Shabaab
Safaaradda Mareykanka ee Soomaliya ayaa shaacisay in safiirka Mareykanku uu marti-geliyay kulan looga hadlayey arrimaha amaanka Soomaaliya iyo dagaalka lagula jiro Al-Shabaab. Kulankaas ayuu safiirku u qabtay saraakiil Mareykan ah…










