Ku dhowaad 90 askari oo la sheegay iney ka tirsanyihiin hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ayaa xertay in muddo ah waddada dajirka dahsoon ee magaalada Muqdisho. Ciidamadaan ayaa ka…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Cumar C/rashiid oo ka hadlay sida uu arko doodda ka taagan magacaabis la’aanta ra’iisul wsaaraha
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ka hadlay marxaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ay haatan ku jirto, isagoo eedeyn u soo jeediyay madaxweyne Farmaajo. Cumar Cabdirashiid oo…
Waxaa mar kale Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya dib uga biloowday shirka u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, kaas oo looga hadlayo hannaanka doorashada, kadib saacado oo…
Wasiiru dawlaha Madaxtooyada Maamulka Jubbaland Xirsi Jamac Gaani iyo Wasiiru Dawlaha Wasaarada Maaliyada Puntland Maxamed C/qaadir Cismaan oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay la kulmeen Wakiilka Qaramada Midoobay…
Siihayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka tacsiyadeeyay dilka degaan hoostaga degmada Raaga Ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe loogu geystay dad Culimo ahaa. Mahdi Guuleed ayaa sheegay…








