Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Baay iyo kan Degmada Baydhaba ayaa waxaa ay Maanta Xilka kala wareegeen Gudoomiye-yaashii hore. Munaasabada xil Wareejinta ah ayaa ka dhacday Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka…
Category
WARARKA MAANTA
Daawo:- Madaxweyne Sharlif Xasan Oo La Kulmey RW, Dalka Itoobiya Haile Mariam Desalegn.>>
written by Warsan Radio
Addis(W.K.G.S)-Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sharlif Xasan Sheekh Aadan ayaa kulan gaar ah magaalada Addis Ababa Ee Xarunta Dalka Itoobiya kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, Haile Manam Desalegn, iyo…
Dhageyso:-barnaamijka kulanka warbaahinta KGS iyo warsanradi wareeysi ad u kulul Ee Bulshada ,
written by Warsan Radio
barnaamijka kulanka warbaahinta KGS iyo warsanradi wareeysi ad u kulul Ee Bulshada , kala soco barnamishiyad warbahinta konfur galbeed soomaliya iyo warsan radio magalada baydhabo Dhageyso:-barnaamijka kulanka warbaahinta KGS iyo…
