Guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa soo saaray jadwalka soo xulista baarlamaanka labaad ee maamulkaas. Xubnaha Guddiga oo maanta kulan ku yeesheen magaalada Jowhar ayaa…
Category
WARARKA MAANTA
Akhriso: Nuxurka khudbadii Axmed Madoobe ee furitaanka kalfadhiga baarlamaanka Jubaland
written by HAJI
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta furay kalfadhiga seddaxaad ee baarlamaanka Jubaland, waxuuna golaha ka hor jeediyay khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysay. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa…
Wasiir Maareeye: Warbaahinta Dowladda waxaa loo bedelayaa nidaamka adeegga dadweynaha
written by HAJI
Sii hayaha Wasiirka Warfaafinta Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeya ayaa maanta furay munaasabad lagu daah furayo geedi socodka hirgelinta adeegga warbaahinta dadweynaha sida uu dhigayo xeerka saxaafada ee…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir gudoomiyey Shirka Todobaadlaha ee Golaha Amniga Koonfur Galbeed. Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen Taliyaha Ciidamada Booliska Koonfur Galbeed,…










