Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoos ahna Xarunta KMG ah ee Maamulka Jubbaland ayaa waxaa ay sheegayaan in weerar bambaano oo geystay khasaaro kala duwan uu xalay…
Category
WARARKA MAANTA
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha oo todobaadkan looga hadlaayo habka wanaagsan ee loo beerto dalagyada xabuuqleyda ee gelleyda iyo mesegadu ka mid yihiin. Barnaamijka waxaa iskakaashadey Hay’ada Qaramada Midoowe uqaabelsan…
Sii-hayaha wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya Xamsa Sacid Xamsa ayaa hambalyo u diray barnaamijka cuntada Adduunka Qaramada Midoobay ee WFP oo sanadkan 2020-ka ku guuleystay Abaalmarinta caalamiga ah ee…








