Shirkan oo ku qabsoomay habka internetka ee muuqaal araga ah ayaa waxa furay madaxweynaha dalka turkiga mudane rajab tayip erdogan iyada oo sidoo kale ay goob ka ahayd wasiirka ganacsiga…
WARARKA MAANTA
Doorasho loogu tartamayey guddoomiyaha degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa goor dhaw soo gaba-gabowday, waxaana lagu dhawaaqay natiijadeeda. Doorashadaas ayaa waxaa ku tartamayey seddax musharax oo kala ah, Maxamed…
Waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho lasoo gaarsiiyay meydka Allaha u naxariistee Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galayr, oo khamiistii ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee dhulka dowlad deegaanka Soomaali-Galbeed.…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Somaliyeed iyo wafdi uu hogaaminayey oo ay qeyb ka ahayeen Guddoomiye kuxigeenka Wakiilka Koonfur…
Ciidanka Koonfur Galbeed Oo Dagaal Kula Wareegay Degaan 35 KM u jira degmada Diinsoor
Dagaal khasaaro geystay ayaa saakay Ciidanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kuwa dowladda Federaalka iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ku dhexmaray deegaan ka tirsan Gobolka Baay. Dagaalkaas ayaa waxaa uu ka dambeeyay, kadib…
Danjiraha Soomaaliya Ee Senegal Oo Laga Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo+Sawirro
Madaxweynaha Dalka Senegal Macky Sall ayaa waraaqihiisa aqoonsiga Safiirnimo ka Guddoomay Safiirka Dowladda Soomaaliya u soo magacaawday Dalka Senegal Danjire. Maxamed Xuseen Awliyo Danjire Maxamed Xuseen Awliyo ayaa nuqulka warqadihiisa…










