Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo maalintii shalay taggay magaalada Jowhar ayaa saacadihii ugu danbeeyay kulamo kala duwan la lahaa Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka ku howlan dhismaha 2aad ee…
WARARKA MAANTA
Waxaa maanta soo xirmay kulankii 3-aad, kalfadhiga 8-aad ee xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, kadib kulan ay yeesheen oo ay shir guddoominayeen guddoomiye Maxamed Mursal iyo ku xigeenkiisa koowaad…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo dhagax dhigey dib-u-dhiska iyo dayactirka dhismaha Wasaaradaha Cadaaladda iyo Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa tilmaamay in ay go’an…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Lataliyihii hore ee amniga madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Al-shabaab canshuur ka qaadaan Kenya
Lataliyihii hore ee amniga madaxweyne Farmaajo, Hussein Moalin ayaa sheegay in Al-Shabaab ay kordhiyeen nidaamyadooda dakhli uruurinta gudaha Kenya, kadib markii warbixin dhawaan uu soo saaray machadka Hiraal ee fadhigiisu…










