Hordac Bajaaj waa gaadiidka ugu caansan magaalada Muqdisho, wuxuu u shaqeeyaa sida tagaasida oo kale. Bajaaj wuxuu ka howlgalayay magaalada Muqdisho wixii ka dambeeyay 2010. Waqtigaan la joogo, waxaa lagu…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynihii hore ee Somaliya ayaa xalay hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor). Gudoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran iyo Madaxweynaha…
LAFTA-GAREEN AYAA KA QEYB GALAY MUNAASABADAN LAGU DHAARINAYEY GUDOOMIYAHA CUSUB GOBOLKA SHABEELAHA HOOSE.(SAWIRRO)
Munaasabadan kooban ee lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ayaa ahayd mid lagu Dhaarinayey Gudoomiyaha Cusub ee Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Cabduqaadir Shekh Maxamed Nuur…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Dowladda Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay dagaalka ka socda Waqooyiga dalka Itoobiya ee u dhaxeeya ciidamada Federaalka Itoobiya iyo xoogaga TPLF. War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya…







