Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka hadlay Arrimaha doorashooyinka dhacaya dhammaadka sanadkaan 2020/2021 iyo xaaladda siyaasadeed ee dalka. Axmed Madoobe oo warbaahinta la hadlay ayaa…










