Dowladda Faransiiska ayaa Soomaaliya ka cafisay lacag dayn ah oo dhan $306-Million (saddex boqol iyo lix milyan oo doollar), kadib heshiis ay kala saxiixdeen Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr…
Category
WARARKA MAANTA
Magaalada Muqdisho ayaa gelinkii dambe ee shalay soo gaaray wafdi ka socday dowladda Mareykanka oo uu hoggaaminayay Sii-hayaha Xoghayaha Difaaca Mareykanka, iyagoona lagu soo dhaweeyay Caasimadda dalka. Sii-hayaha Xoghayaha Difaaca…










