Itoobiya waxay ka codsatay beesha caalamka in aysan isku dayin ‘tallaabooyin aanan lasoo dhaweeynin oo ah falal sharci darro ah oo ku saabsan faragelinta xaaladda dagaal ee ka taagan waqooyiga…
Category
WARARKA MAANTA
Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu la fariisan doono Musharaxiinta Mucaaradka, ee ka walaacsan Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka qaarkood. Ra’iisal Wasaaraha ayaa tilmaamay in masuuliyad culus ay tahay…
Militariga Itoobiya ayaa si weyn ugu diyaargaroobay hawlgalka la qorsheeyay in lagu qabto Magaalada Mekelle ee Xarunta Maamulka Tigreyga. Ciidamada Federaalka Itoobiya oo hareereeyay Magaalada Mekelle ayaa la sheegay in…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Taliyaha qeybta saddexaad ee Ciidanka midowga Afrika ee AMISOM iyo Taliyaha qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.…








