La taliyaha dhinaca Amniga Dowladda Federaalka Itoobiya Gedu Andargacho ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Warkan ma aysan shaacin Villa Soomaaliya, hasse ahaatee safiirka Dowladda…
WARARKA MAANTA
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo sheegay inay Suudaan ka caawiyeen hannaanka loo maro dayn cafinta
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay Suudaan uga faa’ideysay khibraddeeda Deyn cafinta. Dowladda Suudaan ayaa haatan dib u bilaabaysa shuruudaha ku xusan cafinta deymaha…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray qeybta lixdamaad iyo Dugsiga tababarka Ciidanka ee Baydhabo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray qeybta lixdamaad ee Ciidanka Xoogga dalka iyo Dugsiga tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee ay maamusho dowladda Ingiriiska. Ra’iisul Wasaaraha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Ciidamada Dowladda ayaa hawlgal dhawr saacadood qaatay waxa ay xalay ka sameeyeen wadada xiriirisa Magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose. Hawlgalka oo bilowday fiidnimadii xalay ayaa laga…
Daawo Lafta Gareen “Dadka guddiyada ka Cabanaaya ha soo xasuusteen waxay horay u sameeyeen”
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen oo xalay hadal ka jeediyey munaasabad casho sharaf aheyd oo sagootin loogu sameynayey ra’iisul wasaare Rooble ayaa ka hadlay arrimaha doorashada iyo…









