Musharaxiinta mucaaradka ee u taagan jegada madaxtinimada ee dalka ayaa Madaxweyne-yaasha Puntland iyo Jubbaland ugu baaqay inay dib u eegis ku sameeyaan, isla-markaana ay bedelaan xubnaha ku metalaya Guddiyada Doorashooyinka.…
WARARKA MAANTA
Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa Magaalada Baydhabo kula kulmay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed. Ra’iisal Wasaaraha ayaa Odayaasha Dhaqanka kala hadlay arrimaha doorashooyinka ee dalka, doorka ay ku…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa xalay kulan la qaatay qaar kamid ah musharrixiinta xilka madaxtinimada Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Galmudug. Kulanka waxa ka qayb-galay musharrixiinta…
Waxaa saakay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka soo gaaray Wasiirka Cusub ee Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo dhawaan loo magacaabay xilkaas. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa…
Gudoomiye Cabdi Xaashi Iyo Xildhibaano Oo Ku Biiray Shirka Musharaxiinta Madaxweynaha
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku biiray shirka maalintii saddexaad Magaalada Muqdisho uga socda Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Shirka oo ah…










