War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ayaa lagu sheegay in sida saadaashu sheegeyso in dabeylo laga yaabo inay ku dhufato jihada waqooyi bari ee dalka, sidaas…
Category
WARARKA MAANTA
Ra’iisal Wasaare Rooble” Safarkeyga Baydhabo waa mid shaqo oo ka mid ah qorshaha xukuumadda
written by HAJI
R’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Kumeel Gaarka ah ee maamulka Koonfur galbeed. Safarka Ra’iisul…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa maanta xilka la wareegay, ka dib munaasabad ka dhacday Degmada Baraawe. Gudoomiyihii hore ee Gobolka Shabellaha Hoose, Ibraahim Aadan Cali (Najax)…









