Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
Category
WARARKA MAANTA
RW Rooble Oo Xariga Ka Jaray Mashruucyo Kala Duwan Oo La Hirgeliyay Magaalada Baydhabo (Sawiro)
written by HAJI
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xarigga ka jaray mashuuriic horumarineed oo dhinacyo badan, taasoo ay hay’adda Qatar Charity ka hirgalisay magaalada Baydhabo Xarunta KMG ah ee…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Ra’isul Wasaare Rooble oo ka Qeybgalay Kulanla Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay Ee Arimaha Soomaaliya
written by HAJI
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble oo soo xiray shirka Golaha Amaanka Qarramada Midoobey oo looga hadlayay xaalada dalka Soomaaliya ayaa warbixin ka siiyay Golaha Arrimaha Doorashooyinka la filayo…







