Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
WARARKA MAANTA
Sheikh Shariif: Madaxwyene Farmaajo wuxuu naga haleeyay waan ka cafinay, laakiin doorashada dhexda hasoo dhigo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheikh Shariif kana mid ah murashixiinta u sharraxan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta isagoo ka hadlayay shirka murashixiinta, wuxuu madaxweyne Farmaajo ugu baaqay inuu doorashada ka…
Madaxweynihii hore Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta soo gaaray magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Wafdiga uu hoggaaminayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa waxaa garoonka…
War-murtiyeed ka soo baxay shir maalmihii ugu danbeeyay Muqdisho uga socday midowga musharixiinta
Midowga musharixiinta doorashada Soomaaliya oo shantii maalmood ee la soo dhaafay ku shirsanaa magaalada Muqdisho ayaa ugu danbeyntii soo saaray war-murtiyeed ka kooban 18 qodob.Musharixiinta ayaa war-murtiyeedkoodan ku dilbaday in…