Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Category
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka ku saabsan barashada Nafaqada Wanagsan iyo badqabka Cunada
written by Warsan Radio
Hoos ka dhageyso Barnaamij looga hadlaayo Nafaqeynta Xoolaha oo ay soo saartey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO. Dhageyso:-Barnaamijka ku saabsan barashada Nafaqada Wanagsan iyo badqabka Cunada…
Dowlada Federalka ayaa oggolaatay in ardayda soo dhamaysatay dugsiyada sare ee Puntland ay qaatan shahaadada dugsiga sare iyagoo aan gelin imtixaanka ay soo diyaarisay Wasaarada waxbarashada dowlada federalka. War-saxaafadeed ay…








