Ka dib markii Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ku guuldareysteen in ay isugu yimaadaan shir looga hadlayo, sidii xal looga gaari lahaa is mari-waagga ka taagan doorashooyinka ayaa waxaa…
Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay inuu dib u eegayo heshiiskii uu m/werynihii hore Donald Trump uu la galay ururka hubeysan ee ka dagaalama dalka Taliban. La taliyaha…
Ciidamada Booliska dowlada Ruushka ayaa xabsiga u taxaabay inkabadan labo kun oo ruux kuwaasoo banaanbaxyo ay ugaga soo horjeedaan xariga hogaamiyaha mucaaradka Ruushka Alexey Navalny ka dhigayay magaalooyin ku yaal…
Weriye caan ka ahaa dalka Maraykanka Larry King ayaa ku geeriyooday dalka Mareykanka isagoo da’diisu tahay 87 kadib markii uu haleelay cudurka Covid 19. Larry ayaa ku geeriyooday gobolka Los…
Ciidamada ammaanka Dowlada Soomaaliya ayaa ka bilaabay caasimada dalka ee Muqdisho howlgalo lagu adkeynayo amniga kadib markii ay kordheen dilalka iyo qaraxyada ka dhaca caasimada. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan…
Ra’isulwasaaraha Britain, Boris Johnson ayaa wada hadal dhanka taleefanka la yeeshay fiidnimadii Axada madaxweynaha cusub ee Mareykanka Joe Biden. Boris ayaa sheegay in ay horay u sii wadi doonaan oo…
Iyada oo tallaallo loga hortagaya xanuunkan ay dhowaan ka soo ifbaxeen gudaha dalkaasi ayaa waxaa soo baxaya digniino ku aadan khataraha xanuunkan uu ku haya dadka Britain. Caddaymo ay soo…
Waxaa sii xoogeysanaya cadaadiska ay Beesha Caalamka ku hayaan madaxda dalka in laga gaaro heshiis khilaafka ka jira qabashada doorashada dalka. Dadaalo ay wadaan beesha caalamka ayaa laga dareemayaa inay…