Amiirka Kuwayt ayaa mar kale Ra’iisal wasaare u magacaabay Shiikh Sabaax Al-Khaalid Amiirka dalka Kuwayt Nawaaf Al-Axmad Al-Jaabir ayaa maanta oo Axad ah dib ugu magacaabay Ra’iisul wasaaraha dalkaas Shiikh…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Dhageyso:-Ku celis Qeybta 6 aad ee Barnaamij looga hadlaayo Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Badqabka Cunada
Hoos ka dhageyso Ku celia Qeybta 6 aad ee Barnaamij looga hadlaayo Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Badqabka Cunada.barnaamijka Maanta waxan kaga hadleynaa nafaqada laga helo Kaluunka,waxana soo saartey Hay’ada Qaramada…
James Swan oo madaxweynaha Galmudug ku dhiirri galiyay inuu sii wado isku dayga lagu xallinayo khilaafka doorashada
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Jamed Swan, ayaa madaxwenynaha Galmudug, Axmed Qoorqoor ku ammaanay isku dayga lagu xallinayo khilaafka ka dhashay hirgelinta qorshaha doorashada. Danjire James Swan oo madaxweynaha Galmudug…
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Cismaan Abuukar Dubbe ayaa ka hadlay dagaalkii xalay Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa Wasiir Janan ku dhexmaray degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo. Wasiir Dubbe oo…










