Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Wasiirka Maaliyadda Somaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay inaysan weli dowladdu fasaxin qaadka Mirowga ee laga keeno dalka Kenya. Wasiirka Maaliyadda ayaa sheegay hadalkiisii shalay uu ka jeediyay Magaalada Muqdisho…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay dagaalkii degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ku dhexmaray Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwo uu hoggaaminayay Wasiirka amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan. Qoraal kasoo…
Dowladda Kenya ayaa waxay soo dhaweysay Warbixinta guddiga Xaqiiqo raadinta ee uu aasaasay madaxweynaha Jabuuti lsmaaciil Cumar Geelle, guddigaas oo ku shaqeynayay waajibaadka IGAD. Dowladda Kenya waxay sheegtay warbixinta guddiga…






