Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweyne Farmaajo Oo Saxiixay Matalaadda Uu Gobolka Banaadir Ku Yeelanayo Golaha Aqalka Sare
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka Banaadir ku yeelanayo Golaha Aqalka Sare. Madaxweynaha…
Dhageyso:-Qeybta 7 aad ee Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada
Hoos ka dhageyso Qeybta 7 aad ee Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada,maanta waxan kaga hadleynaa qorsheynta,diyaarinta iyo keydinta cunada .Barnaamijka ayaa waxaa soo sartey Hayada Qaramada midoowe uqaabelsan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa la wadaagay sida ay uga go’an tahay dowladda…







