Beesha caalamka ayaa soo dhaweeysay go’aanka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee ku aadan qabashada shir wadatashi ah oo uu la yeelandoono madaxda Dowlad Goboleedyada, shirkaas oo lagu qaban doono…
Category
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Qeybta 7 aad ee Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunad
written by Warsan Radio
Hoos ka dhageyso ku celis Qeybta 7 aad ee Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada,maanta waxan kaga hadleynaa qorsheynta,diyaarinta iyo keydinta cunada .Barnaamijka ayaa waxaa soo sartey Hayada Qaramada…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Wararka naga soo gaaray ayaa sheegaya in tiro hoobiyeyaal ku soo dhaceen magaalada Dhuusamareeb, halkaasoo ku hoyanayaan Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxweynayaasha Hirshabelle iyo Koofur Galbeed Madaafiicda hoobiyeyaasha…









