Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan ayaa maanta gaaray magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. James Swan ayaa inta uu booqashada ku joogo magaalada Hargeysa waxa uu kula kulmayaa madaxda…
WARARKA MAANTA
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, xukuumadda Soomaaliya, Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim, iyo wefdi isugu jiro wasiiro, taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta safar ku…
Xarunta Madaxtooyada Maamulka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa Goordhow ka furmay Shirka Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Shirkaan ayaa lagu waday inuu xalay furmo, balse…
Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi ”Madaxwayne Farmaajo ma aqoonsano nidaamka Federaalka”
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka hadlay Shirka Maanta Madaxda dowladda Federaalka, kuwa maamul Goboleedyada iyo Gobolkan Banaadir uga furmay Magaalada Dhuusamareeb. Guddoomiye Xaashi…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…








