Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa Aaladda fogaan arraga uga qeyb galay shirka sanadlaha ah ee uu soo qaban qaabiyay Machadka Qorsheynta dowladaha Carabta, kaas…
Category
WARARKA MAANTA
Fariin loo diray xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wargaliyay in maalinta berri ah uu hor iman doono golaha madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweynaha ayaa warar soo baxaya waxaa…
Shirkii dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay uga socday magaalada Dhuusamareeb madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada, iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ku soo gabagaboobay natiijo la’aan. Wasiirka…
Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in faro galin shisheeye ay ka dambeyso fashilka heshiisyada doorashada
written by HAJI
Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka codsaday barlamaanka Soomaaliya in ay ka qeyb qaataan hirgalinta heshiiskii doorashada uu barlamaanku meel mariyay. ‘Waxaan halkaan ka caddaynayaa in aan…







