Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya mudane James Swan iyo Madax ka socotey Hay’adaha Qaramada Midoobey sida UNHCR,…
Wasaaradda Cadaalada XFS & Dowladda Turkiga oo kala saxiixday heshiis ku saabsan hormarinta xabsiyada dalka iyo waxbarida maxaabiista.
Wasiirka caddaalada XFS iyo safaarada turkiga ee soomaaliya ayaa goob joog ka ahaa heshiis ay kala saxiixanayeen Wasaarada Cadaalada Iyo Safaarada turkiga ee SoomaaliyaHeshiiskaan oo quseeyey hormarinta xabsiyada dalka iyo…
Wararkii U danbeeyay Qarax iyo weerar wada socda oo goor dhaw lagu qaaday Hoteel Afrik ee magaalada Muqdisho
Weerar ku bilaawday ismiidaamin ayaa goor dhaw lagu qaaday Barkootarool oo ku taala waddada aada garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, iyadoo Qaraxa ismiidaamin ah kaddib wararku sheegayaan in dabley hubeysan gudaha…