Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay James Swan oo shir jaraa’id ugaga hadlay xaalada siyaasada ee dalka Soomaaliya ayaa rajo ka muujiyay in la gaaro heshiis loo wada dhan yahay…
WARARKA MAANTA
Dowlada Soomaaliya oo ku gacan seyrtey go’aan ka soo baxay guddiga xaqiiqo raadinta IGAD
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku gacan seyrtey warbixin uu soo saaray guddigii xaqiiqo raadinta IGAD ee dhawaan loo saaray dacwaddii dowladda Soomaaliya ka gudbisay Dowladda Kenya. Wasiirka Warfaafinta Somaliya Cusmaan…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Difaaca Boqortooyada Ingiriiska Mudane Ben Wallace oo uu wehelinayay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Mudane Ben Fender. Madaxweyne Farmaajo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa shaaciyay liiska Guddiga maamulka doorashada heer dowlad Goboleed, iyadoo arrintan ka mid aheyd shuruudihii ku hor-gudbanaa shir dhex mara Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada. Guddiga…
Weerarkaasi bambaano ayaa waxaa xalay lagu qaaday Bar-koontorool oo Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed ku leeyihiin degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan.…










