War ka soo baxay dowladda Soomaalya ayaa lagu fasaxay in fagaaraha Daljirka Dahsoon uu ka dhaco dibadbaxa ay qaban-qaabanayaa Midowga Musharixiinta iyo siyaasiyiinta ka soo horjeeda dowladda Soomaaliya. Dowladda ayaa…
Category
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Maxkamadda sarre ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in la joojiyay dhamaan dacwadaha marka laga reebo dacwadaha Ciqaabta ah inta lagu guda jiro faafitaanka cudurka Covid-19. Guddoomiyaha maxkamada…
Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo fartay maamulayaasha waxbarashada in ay u hoggaansamaan amarka lagu xirayo goobaha waxbarashada
written by HAJI
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya, ayaa fartay dalladaha Waxbarashada, maamuleyaasha Iskuullada iyo Guddoomiyeyaasha Jaamacadaha inay u hoggaamsamaan amarka lagu xirayo goobaha Waxbarashada muddo labo todobaad ah. Wasaaradda waxbarashada ayaa sheegtay in ay…
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 123 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo dhaafay, 14 qof ayaana u…










