Dowladda Turkiga ayaa si kulul uga hadashay Qarax Is-miidaamin ah oo loo adeegsaday Mooto oo fiidnimadii xalay lagu weeraray Maqaayada Luul Yemeni oo ku taalla agagaarka Dekadda weyn ee Magaalada…
Maraykanka ayaa si ku meel gaar ah “u xadiday” duqeymaha diyaaradihiisa uusan duuliyaha saarnayn ee Drones-ka ay ka fuliyaan dalalka ka baxsan Afghanistan, Suuriya iyo Ciraaq, sida uu qoray wargeyska…
Ciidanka amaanka maamulka Puntland ayaa sheegay in ay ka daba tageen xubno ka tirsan Al Shabaab oo xalay weerar ku qaaday xabsiga magaaladda Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayna gacanta…
Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaaraysay weerarkii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, oo lagu beegsaday Maqaayadda Yemeni. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM,…