Muqdisho, Maarso 08, 2021; Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo ku aaddan maalinta caalamiga ah ee Haweenka adduunka, u diray haweenka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha ayaa…
Category
WARARKA MAANTA
Howlgalo ayay ciidamada xoogga dalka ka fuliyeen deegaanada u dhaxeya magaalooyinka Balcad iyo Afgooye ee gobollada Shabeellada Dhexe iyo Shabeellada Hoose,iyadoo howlgaladas lagu diley dagaalamayaal ka tirsanaa ururka Al-Shabaab. Wararka…
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] iyo wafdi uu horkacayo ayaa goor dhaw soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa ka qeybgalaya shirka uu ku baaqay madaxweynaha dowladda…
Dhageysiga dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya oo bilaabaneysa Isniinta toddobaadka danbe
written by HAJI
Maxkamadda Caadaalada ee fadhiggeedu yahay magaalada Hague ayaa sheegtay maanta oo Talaado ah in ay bilaabi doonto dhageysiga dacwada badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya maalinta Isniinta ah 15ka…










