Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa DowladdaTalyaaniga la saxiixatay heshiis Deyn cafin ah oo daba socda go’aankii wadamada Paris Club ee Soomaaliya looga cafiyay 1.4 Bilyan Sanadkii tagay 2020-kii. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa gelinkii dambe ee maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka cusub Ingiriiska ee Somaliya, Kate Foster. Safiiradda ayaa waxaa Arbacadii waraaqaha aqoonsiga ee…
Muqdisho, Maarso 12, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha…
Ergeda Soomaaliya uga qayb galeysa Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee uu hoggaaminayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa kulan la qaatay kaaliyaha sare ee Maxkamada Caddaaladda…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmey Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya mudane Francisco Madeira. Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa ka wada hadley sidii loo…










