Safiirka cusub ee dowladda UK u qaabilsan Soomaaliya Kate Foster ayaa kulan la qaadatay xubno ka mid ah Midowga Musharaxiinta, waxaana ay kala hadashay Arrimaha doorashooyinka iyo sidoo kale sidii…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cabdinuur Cabdi iyo wafdi la socda ayaa gaaray Caasimadda dalka Ciraaq ee Bagdaad. Wasiirka Waxa Garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay dhiggiisa…
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Turkiga, Mevlut Cavusoglu ayaa sheegay in dowladdiisa ay dhex-dhexaadin doono dowladda Federaalka iyo Midowga Musharaxiinta oo isku khilaafsan doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo.…










