La Taliyaha Amniga Mareykanka Jake Sullivan ayaa sheegay in shirkii uu Madaxweyne Joe Biden la yeeshay madaxda dowladaha Australia, India iyo Japan jimcihii, looga hadlay caqabadaha ka imanaya Shiinaha iyo…
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Caafimaadka Somaliya ayaa ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay xanuunka COVID-19 ee dalka laga diiwaangeliyay, sideed iyo afartankii saac ee ugu dambeysay. Warbixinta Wasaaradda Caafimaadka ayaa lagu sheegay in xanuunka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed, ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga…
Dowladda Puntland oo shaacisay in todobaadka dambe tallaalka Cudurka halista ah ee COVID-19 soo gaari doono deeganadeeda
Wasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay in todobaadka dambe tallaalka Cudurka halista ah ee COVID-19 soo gaari doono Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Puntland…
Midowga Musharixiinta oo shir la leh madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland
Goor dhaw waxaa shir uga furmay magaalada Muqdisho Midowga Musharixiinta iyo Madaxweynayaasha Dowlad Gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland oo Muqdisho u jooga ka qeybgalka shirka xal u helida ismari-waaga doorashada.Labada dhinac…










