Wasiirka Amniga dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Isaaq Cali Subag ayaa shir Guddoomiyay kulan looga hadlaayay fulinta amarada looga hortegayo faafida Cudurka COVID-19 ee kasoo baxay Guddiga Maamulkaas u qaabilsan…
WARARKA MAANTA
Maxkamadda Caddaalada aduunka ee ICJ ayaa maanta dhagaysan doonta gunaanadka Dacwadda Badda ee Soomaaliya, taasi oo kala dhaxeysa dowladda Kenya. Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guulleed ayaa sheegay in…
Guddoomiyaha Guddiga Farsamada ee arrimaha Doorashooyinka, ahna Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in uu furmay shirkii Guddida Farsamada ee arrimaha Doorashoyinka Qaranka. Wasiirku waxa xusay…
Dowladda federalka Soomaaliya oo kordhisay xayiraada saaran goobaha waxbarashada iyo iskusoo baxyada
Dowladda Soomaaliya ayaa labo asbuuc oo hor leh ku dartay xayiraada xakamaynta cudurka Covid-19 ee saaran xarumaha dowladda, xarumaha waxbarashada iyo iskusoo baxyada. Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Dubbe oo shir…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay weerar loo adeegsaday diyaarado aan duuliye laheyd oo miineysan oo lagu qaaday Magaalooyin ka tirsan dalka Sacuudiga, weerarkaas oo ay fuliyeen Maleeshiyaatka Xuutiyiinta. Qoraal…
Dowladda Maraykanka oo madaxweynayaasha dowlad goboleedyada u sheegtay in aysan Muqdisho ka tegi karin illaa heshiis la gaaro
Dowladda Maraykanka ayaa madaxweynayaasha dowlad goboleedyada u sheegtay in ay Muqdisho sii joogaan illaa laga gaarayo heshiis siyaasadeed oo arrimaha doorashada ku saabsan. Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa sidan ku…










